Waa nafaqo adag(Fertilizer) buddo ah, loo isticmaalo dalagyada geed miroodka(fruit tree) iyo Qudaarta(vegetables), si ay ugu kabto canaasirta ay u baahanyihiin geedaha si ay sare ugu qaadan wax soosaarka.
Cabirka qudaarta ama ubaxyada 40-50g/20L oo biyo ah, 2-3kg/ha/1000L oo biyo ah. in 1000L oo biyo ah ama 2.5g/L oo biyo ah.