Waa nafaqo adag(Fertilizer) dareere ah, loo isticmaalo dalagyada geed miroodka(fruit tree) iyo Qudaarta(vegetables), si ay ugu kabto canaasirta ay u baahanyihiin geedaha si ay sare ugu qaadan wax soosaarka.
Cabirka qudaarta ama ubaxyada 0.5-1L/ha, geed miroodka 2-L/ha.